Hadaba Si Aad U Dhagaysatid Hadba Waxaad Doonaysid intaas Aan Kor Ku Soo Xusnay in Aad Dhagaysatid iyagoo Dhamaystiran Waxaad Ka Doorataa Halka Sare Listiga Ku Qoran Kadib Dooro Mida Aad Doonaysid in Aad Dhagaysatid Wixii Faah Faahin Ah Oo intaas Ka Badan Waxaad La Soo Xidhiidhi Kartaa Web Masterka Bogan Email : ahlusunah@hotmail.co.uk ama drcabdiqani@yahoo.com
Walaalayaal Dhamaanteen Allaha inaga Dhigo Kuwa Ka Faaiidaysta kuna Camal Fala Allahana inoo Fududeeyo Barasha Diinteena Macaan insha Allah Aamiin .