Ku Soo Dhawaada Walaalayal Kuwii Ka Faaiidaystana Allaha inaga Dhigo
 
  Home
  Quraan
  Muxaadaro
  Tafsiir
  Ducooyin
  Siirada Nabiga CSW
  => Casharka 1aad
  => Casharka 2aad
  => Casharka 3aad
  Contact Us
  Booka Martida
  About Me
  Siirada Asxaabta
  Su'aalo iyo Jawaabo
  Counter
  Tafsiir 2
Siirada Nabiga CSW
   الحمد لله .. والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والاه 

Siiradii Rasuulka Muxammed (scw)

Casharadan xiriirka ah ee aan kusoo koobnay boggan waxa ay ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed (Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee). Cashar kasta marka uu dhammaado waxaa dhanka hoose ku lifaaqan fallaar tilmaameysa casharka xiga. Marka fallaartaas la gujiyo waxay si fudud kuugu sii xiriirineysaa casharka xiga. Sidoo kale dhanka midig (iyo dhanka hoose) ee baal ama bog kasta oo ka mid ah casharadan waxaa ku qoran tiro kuu fududeyneysa in casharkii aad doontid aad si fudud toos u booqan kartid.

Inta bini aadamku awoodo ayaan isku daynay in aan fududeyno qaabka ay isugu xiriirsan yihiin qaybaha ay casharadani ka kooban yihiin; ee Fadlan ka faa'iideyso ; asxaabtaada iyo ehel-kaagana gaarsii si ay uga sii faa'iidaan. Halkan ka bilow casharka 1aad.

Mahad Naq:

Mahad oo dhan waxaa leh Allaha awooda sare leh ee noo suurta geliyey in aan casharadan si fudud idinku soo gaarsiino; waxa kale oo aan u mahad celineynaa qoraaga waqtiga dheer ku bixiyey isku dubaridida casharadan. Waxa kale oo aan u mahad celineynaa qof kasta oo akhrista; kana faa'iida. Halkan ka bilow casharka 1aad.

 
   
Today, there have been 1 visitors (2 hits) on this page!
This website was created for free with Own-Free-Website.com. Would you also like to have your own website?
Sign up for free